Aadan Madoobe oo Magacaabay Guddi qaban qaabiya Shirka Dib u heshiisiinta K/Galbeed (Akhriso)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay Guddiga Farsamada ee shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed. Shirkan ayaa lagu wadaa inuu Magaalada Baydhabo ka furmo 5-ta bishan Janaayo sida horey loo shaaciyey, waxaana ka qeyb galaya siyaasiyiinta ka soo jeeda Koonfur galbeed iyo qeybaha bulshada Sidoo kale … Continue reading Aadan Madoobe oo Magacaabay Guddi qaban qaabiya Shirka Dib u heshiisiinta K/Galbeed (Akhriso)